![]() | ![]() |
Written by Administrator |
Sunday, 28 July 2013 17:37 |
![]() Xildhibaanadda Beesha Hawiye ee Madaxweyne Xasan Culusoow ka dhashay ayaa afka furatay,iyagoo ugu baaqay inuu is-casilo,maadaama amaankii Muqdisho uu faraha ka -baxay,waxayna Madaxweynha oogu baaqeen inuusan waqtiga ka dhumin Soomaalidda oo is casilo.Xildhibaanaadan ayaa ku baaqay in amniga Muqdisho lagu mashquulo intii lagu mashquuli-lahaa,Gobolo aysan xukunka Dawladda aan la gaarsiin.Waa markii ug horeysay ee Xildhibaano ka tirsan Beesha Madaxweyne Xasan ay ku baaqaan inuu is-casilo maadaama uu amnigii Muqdisho faraha ka baxay,intii uu ku mashquulsanaa Gobolo ka madax-banaan xukunkiisa |
Last Updated on Sunday, 28 July 2013 17:56 |
No comments:
Post a Comment