Wednesday 15 December 2010

Ciidammo uu hoggaaminayo mudane baarlamaan oo is-hortaag ku sameeyay howlaha dekedda Muqdisho

Ciidammo uu hoggaaminayo xildhibaan Maxamed Jaamac Furux, oo ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta joojiyay howlihii dekedda Muqdisho, kuwaasoo diiday in dekedda laga soo baxo lana galo.

"Dekeddu waxaa awood ku haysta koox yar, inta laga ogaanayo halka ay marto lacagta kasoo xaroortana waa xirnaanaysaa," ayuu yiri xildhibaan Furux oo ku sugan gudaha dekedda Muqdisho u sheegay saxaafadda.

Mudanaha, ayaa ka gaabsaday inuu sheego kooxda awoodda ku haysata, isagoo xusay in inta kooxdaas ay dekeddu xirnaanayso, iyadoo aysan jirin wax war ah oo kasoo baxay dowladda Soomaaliya, oo ay u tahay isha keliya ee ay ka hesho dhaqaalaha u badan.Sii Akhri

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...