Wednesday 15 December 2010

Deegaanada lagu barakacay ee duleedka magaalada Muqdisho illaa degmada Afgooye oo qarka u saaran iney dagaalo culusnu ka qarxaan

Sida ay sheegayaan qaar ka mid ah warbaahinta magaalada Muqdisho oo soo xiganaya dad deegaanka ah waxaa sii kordhay saacadihii ugu dambeeyey xiisado colaadeed oo ka taagan deegaanada loo barakacay ee duleedka magaalada Muqdisho iyo degmada Afgooye ee gobolka Sh/hoose, kuwaasoo u dhexeeya ciidamada Xisbul Islaam iyo kuwa Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab.
Wararka ayaa sheegaya in duleedka degmada Afgooye lagu arkayey in ay soo buuxiyeen ciidamo taabacsan Xarakada Mujaahidiinta Al shabaab oo doonaya iney la wareegaan degmadaasi, iyadoo dhinaca kale ciidamada xisbul Islana ay ee ku sugan degmadaasi ay wadaan dhaqdhaqaaq kale oo ay ku doonayaan iney difaacooda ku adkeeyaan waxaana meelaha qaar laga maqlayaa rasaas goo goos ah oo aan la ogeyn in ay tahey mid dagaal iyo tijaabo.Sii Akhri

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...