Hargeysa (RBC) Fu’aad Aadan Cadde oo ah siyaasi ah ka soo jeeda gobolka Sool isla markaana hadda ah la taliyaha madaxweynaha Somaliland ayaa shaaca ka qaaday in haddii Somaliland isku daydo iny fti u qaado goosasho ay ku hungoobi doonto.
Fu’aad Aadan Cadde oo maanta la hadlay warbaahinta Hargeysa ayaa ka hadlay aragti qaar ka mid ah shacabka reer Hargeysa dhowaan ku muujiyeen inay doonayaan in sida koonfurta Sudan afti loo qaado in gobolada waqooyi ka go’aan Soomaalida inteeda kale ayuu sheegay in arintaasi aysan miro dhali doonin.
“Mowduuca aftida waa mid gaar ah, anigu waxaan qabaa Somaliland khiyaaliga haka baxdo, Yaa huba in Boorame u codeyn doonto goosasho Dhulbahante maxaa laga hayaa, Warsangali mee. Waxaan leeyahay intaynsn gaarin cod qaadusta dadka maqan hala isu baadi doono”, ayuu yiri Fu’aad Aadan Cadde.
SII Akhri
One Stop shop for Daily Digest - News, Views and analysis of the political developments of the Horn of Africa. Now you can follow by email alerts situated at the bottom. Please feel free to forward any item of interest - it is your blog too (Make it your Home Page)
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
Why cows may be hiding something but AI can spot it
By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...
-
November 22, 2012 Besides terrorism threats, the federal government of Somalia faces other threats emanating from three different but ...
-
Earlier this year, Edwardo Molano, Africa correspondent of the Spanish newspaper, ABC Internacional, filed a report, “Unlimited extravagance...
No comments:
Post a Comment