One Stop shop for Daily Digest - News, Views and analysis of the political developments of the Horn of Africa. Now you can follow by email alerts situated at the bottom. Please feel free to forward any item of interest - it is your blog too (Make it your Home Page)
Friday, 14 January 2011
Ismaandhaaf Ku Saabsan Xilal Qeybsi oo Ka Dhex Aloosan Hogaanka Shabaab iyo Kooxdii Xasan Daahir Aweys (Warbixin)
Muqdisho (RBC) Ilo wareedyo lagu kalsoonaan karo ayaa u xaqiijiyey RBC Radio in ismaandhaaf ku aadan qaabka xilal qeybsiga uu ka dhex aloosan yahay saraakiisha sare ee xarakada Shabaab iyo kooxdii Xasan Daahir Aweys uu hogaaminayey ee ku biirtay Shabaabka. Wararka aynu ka heleyno ilo wareedyadan oo xasaasi ah ayaa sheegaya in hogaanka ugu sareeya Shabaab gaar ahaan Sheekh Mukhtaar Abu Zubeyr (Axmed Cabdi Godane) uu si adag uga soo horjeestay in kooxdii Xasan Daahir weys wax xil ah loogu bedelo ku soo biiristii ay kaga mid noqdeen Al Shabaab.Sii Akhri
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
Why cows may be hiding something but AI can spot it
By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...
-
November 22, 2012 Besides terrorism threats, the federal government of Somalia faces other threats emanating from three different but ...
-
Earlier this year, Edwardo Molano, Africa correspondent of the Spanish newspaper, ABC Internacional, filed a report, “Unlimited extravagance...
No comments:
Post a Comment