Friday 14 January 2011

Warbixin: Tirokoobkii ugu dambeeyey ee khasaaraha dhimasho iyo dhaawac ee wadanka Soomaaliya

Muqdisho RBC Radio) Muqdisho Marka la eego wadanka Soomaaliya todobaadkaan waxaa ku geeriyooday inta la ogyahay 5 ruux halka ay ku dhaawacmeen dad kale oo tiradoodu gaarayso 14 ruux. Arrintaan ayaa waxaa la gu ogaaday tirokoobka todobaadalahaa oo uu RBC Radio ka samayso todobaad walba dhamaanba gobolada wadanka Soomaaliya.
Maalinimadii Sabtiga ahayd ee horaantii todobaadkaan oo ay taariiqdu ahayd Jan,8. iska hor imaad u dhaxeeya ciidamada dowlada KMG Soomaaliya xoogagag Mucaaradka ayaa waxa uu ka dhacay qaybo ka mid ah magaalada Muqdisho.
iska hor imaadkaan ayaa waxa uu sababay dhimashada ilaa iyo 1  halka uu ku dhaawacmeen 8 ruux oo kale.
Sii Akhri 

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...