Sunday 16 January 2011

Yabaroow oo shilimaad siiyey Amin Caamir


Posted on: January 16, 2011 0 Comment
Amiin caamir oo umada soomaalida qeyb ka mid ah u arkaan in uu yahay shaqsi aad u madadaaliya ayaa hada waxa uu ku soo baxey wax an lagu aqoon jirin.
Amiin waxa uu ku fududaaday in uu ka safto wariye Cali Xaraare oo si khaldan shaqadisii uga joojiyey yabaroow.
Yabaroow oo la sheegay in aad u neceb yahay shacabka puntland ayaa waxa uu siyey waxoogaa shilimaad ah farshaxamiiste Amiin Caamir kadibna uu sawir lagu aflagaadeenayo Cali Xaraare ka soo sameeyey
Sawirada uu sameeyo Amiin Caamir waa labo siyood kuwo uu ku cabiro fikirkiisa siyaasadaha is diidan ee soomaaliya iyo kuwo uu xayeysiimo ah oo lacag lagu siiyo.
Kuwa Siyaasada ah waxa uu keyd gareeyaa ama ku save gareeyaa taariikhda uu sameeyey (HALKAAN KA EEG) kani linkigiisa qwaxaa ku cad taariikhda la sameeyey http://www.aminarts.com/12_jan_2011.jpg.
Kuwa uu kaga qaato lacagta hadba qofka wax ku siiya waxa uu xafidaa ama ku save gareeyaa hadba qolada uu lacagta kaga qaatey (HALKAAN KA EEG) kana waxaa ku cad qolada loo suubiyey ee siisay qarashka shaqadaan ee uu u qabtey http://www.aminarts.com/golis2011.html.Sii Akhri

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...