Sunday 16 January 2011

Somaliland oo Dad Reer Koonfureed ah Qabqabatey - Daawo

Ciidama Soomaaliland oo Qab Qabtay Dad ay ku Shegeen In ay Yihiin Argagaxiso Iyo Soomalaida Koonfurta Soomaaliya ee ku Sugan Somaliland oo Looga Shakiyo In ay Xiriir La Wanagsan ka Dhaxeeyo Ururka Al Shabaab (Somaalida Iyo Manata)
Halkaan ka Daawo Ciidama Soomaaliland oo Qab Qabtay Dad ay ku Shegeen In ay Yihiin Argagaxiso Iyo Soomalaida Koonfurta Soomaaliya ee ku Sugan Somaliland oo Looga Shakiyo In ay Xiriir La Wanagsan ka Dhaxeeyo Ururka Al Shabaab
Halkaan ka Daawo Qab Qabqabshada


 Sidoo kale Ciidamadaan ayaa Qabtay Dadka Ay ku Sheegeen In Ay Xiriir Laleeyihiin Al Qaicdda Waxayna Sheegeen In Qaarkood ay ka Shaqeeneen Shirkadda Telfoonada ee Soomaliland Qaarka kalana La Sheegay in ay Kasoo Jeedaan Koonfurta Soomaaliya Daawasho Wacan
Source - Dayniile

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...