Hay'adda Laanqayrta Cas ee Kenya ayaa sheegtay in ay u direen gurmeed goobta uu dhibka ka dhacay kuna soo dumay Dabaqan dheer, waxa ayna Ha'ada sheegtay in baadi goobayaan 15 qof oo la la' yahay loona maleenayo in dhismaha dumay ku jiraam
Warbaahinta dalka Kenya ayaa ku waramay in dadkii degnaa dhismahaasi inta badan laga saaray kahor inta uusan dabaqa soo dumin, waxaana horey loo dareemay in dil dilaac uu galay darbiyada dhismahaasi kahor inta uusan soo dumin.
Magaalada Nairobi waxaa ku badan dhismayaasha soo duma, waxaana labo bil kahor dhismo kuyaala magaalada Nariobi oo soo dumay ku dhintay dad gaaraya 49-qof halka tiro kale oo badana ay ku dhaawacmeen.



Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com
No comments:
Post a Comment