Shilkan ayaa yimid ka dib markii ay fooda is dareen gaari market-2 ah iyo gaari xamuul ah.
Dadka ku geeriyooday ee saddexda qof ah ayaa wada saarnaa gaariga marketka iyadoo mid ka mid ahina uu ahaa Askari ka tirsan Ciidanka Booliska Somaliland, halka labada kalana ay ahaayeen darawalkii Gaariga waday iyo wiil arday ahaa.
Gawaari ay wataan Ciidanka dab-demiska ayaa gaaray goobta uu shilkan ka dhacay iyagoo demiyay dab ka kacay gaariga xamuulka ah, waxaana dhinaca kale six un u burburay gaariga kale.







Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com
No comments:
Post a Comment