Sunday 5 December 2010

War saxaafeedkaan manta ay ka soo saareen odeyaasha dhaqanaka beelaha soomaaliyeed oo ay si wadajir ah ugu cambaareeyeen xafiiska qaramada midobay iyo ergayga gaarka ah

Waxaa manta soo saarey war saxafadeed odayaasha dhaqanka beelaha Soomaliyeed kaas oo ka dhan ah qaramada midobay ergeyga u qaabilsan arimaha soomaaliya ( Agostina Mahinga) iyo sidoo kale wakiilkiisa ( Bruno empondo epo)
Odeyaashaas beelaha dhaqanka soomaaliyeed ayaa waxay ku eedeeyeen in ergayga gaar ka ah iyo wakiilkiisa ay ku kaceen falal lidu ku ah jiritaanka soo jireen ee madax dhaqamedyada soomaaliyeed
Taasi oo wax lala yaabo ku ay ku tilmaameen in uu ergaygaasi iyo wakiilkiisa ay odeyaasha dhaqanka beelaha soomaaliyeed ay ka soo qaadaan hal beel oo kaliya isla markaan ay kala tashadaan arimaha ku aadan xal u helida colaada gaamurtay ee soomaaliya
Wax saxaafeedkaasi ayaa waxa saxaafada u aqriyey xoghayaha guud ee goloyaasha beelaha dhaqanka soomaaliyeed.
Jaaha Ibraahim Xasan waxa uuna si cad u cadeeyay in ay u arkaan hadii ay yihiin hogaamiyaasha beelaha dhaqanka soomaaliyeed mid lagu kala qeybinaayo beelaha soomaaliyeed ee walaalaha ah uuna ergaygaas uu ka shaqeynayo si Read More

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...