Monday 7 March 2011

Fariintii Macalim Adam Xaashi Cayrow (Allaah ha ka aqbalo Shahaadadiisa)

Tani waa fariin uu u jeediyay Geesi ka mid ah Geesiyada Islaamka,iyo Wiilka ka mid ah wiilashii baariyaasha ahaa ee aan hurdada ladin inta qof Muslim ah oo la Gumaysto uu ku nool yahay dacalada Aduunyada,naftiisana u huray sidii Kitaabka Allaah loogu Xukumi lahaa Soomaaliya.
Hadaba akhrisristoow Taariikhdu waa mid soo noq noqata ee maxaa maanta uga ekaashiyo badan Shalay,maxaa maanta inooga baahi badan inaan maqalno Codad taariikhda galay iyo fariimo Bi'idnilaahi waaray .
Hadaba Shabakada Islaamiga AmiirNuur Media waxay Dib u jaleeci doontaa Taariikhda aan saas u sii fogayn ee uu Ka tagay Alshahiid Bi'idnilaah Macalim Adan Xaashi Cayro naxsabuhuu kadaalik wallaahu xasiibuh.
Si ay cibro iyo waana qaadasho ugu noqota Jiilasha Soo kacaya ,Xasuusina ay ugu noqato kuwii ka qayb qaatay Dagaalkii Jihaadka ahaa ee lala Galay Dowlada Saliibiga ee Itoobiya.

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...