Thursday 31 March 2011

Maleeshiyaad ku dagaalamay Dharkeynleey.

Dagaallo u dhexeeya Maleeshiyaadka DKMG ah ayaa dib ugasoo cusboonaaday xaafado katirsan magaalada Muqdisho oo cadawgu gacanta ku hayaan.
Isku dhacyo xoogan ayaa saacadihii lasoo dhaafay kasoo cusboonaadey degmooyinka Wadajir iyo Dharkeynleey
halkaasi oo lagu laayay Maleeshiyaad Mooryaan ah.

Ilaa 5 katirsan Maleeshiyaadka Hogaamiyaasha Mooryaanta Kooxda Shariif ayaa shalay ilaa iyo xalay lagu dilay Dharkeynleey ka gadaal markii ay isku qabteen lacago baad ah oo ay ka qaadeen gaadiidka BL-ka iyo goobaha ganacsiga.
Maleeshiyaadka dagaalamay ayaa ah kuwii ka cararay aagaga dagaalka magaalada Muqdisho oo ay ku jabeen, dadka deegaanka ayaa sheegay in dhinacyada dagaalamay ay isku hayaan qaab beeleed, Maleeshiyaad ku abtirsada Beesha Abgaal ayaa weeraro joogta ah ku haya kuwa kale oo ku abtirsada beesha Habar gidir, dhamaan dhinacyada dagaalamaya ayaa kawada siman Murtadnimada waxayna isku hayaan qabiilkii sanamka ahaa ee Umadda Soomaaliyed ka gudubtay.

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...