Tuesday 29 March 2011

Shiwayne Lagu Dhisayo Maamul Gobbaleed oo ka Bilawday Magaalada Nairobi (Sawirro)

Waxaa Magaalada Nairobi Ee Dalka Kenya ka bilawday Shir lagu Dhisayo Maamul Gobaleedyo ay Yeelan doonaan Gobalada Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose, Iyo Gobalka Gedo.
Shirkaan ayaa socda Maalintii labaad, aydoona uu Socod doono ilaa iyo Lix maalmood,. Hadii allaha awooda lihi ogolaado.
Kulankaan ayaa waxaa ka soo qayb galay Dadka Qaybihiisa kale duwan sida Odayaasha, Culimaa’udiinka Aqoon yahanada, Haweenka Dhalinyarada, iyo Isimada Qaybahooda Kala duwan.
Sidoo Kale Shirwaynahaan ayaa waxaa ka soo qayb galay Ururada Caalamiga ah Sida Gudoomiye Ku xigeenka Hawgalada Midawga Africa iyo Qaar kaloo Badan.
Shirkaan oo ahaa Shir Si heer sare ah Loo soo Agaasimay ayaa waxaa sidoo kale lagu Casumay Saxaafada qaybaheeda kala gadisan ayagoona Wariyaashii halkaasi yimid uu Hurmuud u ahaa Saxafiga wayn ee Yaasiin Ciise Wardheere, oo Isagu ka hawlgala Idaacado kala duwan Sida Idaacada IQRA FM iyo Laanta Afka Soomaaliga ee VOA.SII Akhri

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...