Wasiir ku xigeenka waraada arimaha gudaha iyo amniga qaranka dowlada KMG Soomaaliya Ibraahim Isaaq Yarow oo manta saxaafada la hadlay ayaa waxa uu sheegayu in jiraan deego ka soo gaaray wadanka Iiraan.
Ibraahim Iyaaq Yarow ayaa waxa uu sheegay in deeqdaan loogu talagay in lagaarsiiyo dadka Soomaaliyeed oo ay abaaruhu ay saameeyeen.
Publish Post
Wasiir ku xigeenka ayaa waxa uu si aad ah ugu mahad celiyay Hay’ada Bisha Cas ee wadanka Iiraan iyo dowlada wadanka Iiraan waxa uuna sheegay in ay si aad ah ugu baahnaayeen dadka Soomaaliyeed deeqdaan.Sii Akhri
No comments:
Post a Comment