| | |
| Written by Administrator |
| Friday, 25 March 2011 01:50 |
![]() Madaxweynaha dawlada Puntland ee Soomaaliyeed Dr.Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud (Faroole) oo dalka dib ugu soo laabtay kadib socdaal dheer oo uu mudo bil ah dalka uga maqnaa ayaa ka hadlay arimo badan oo quseeya xaalka Soomaaliya kuwaas oo ay kamid ahaayeen abaaraha dalka kajira,amnidarada,burcad badeeda & arimo quseeya koonfurta Soomaaliya oo weli sii holcaysa. |




1 comment:
Faroole waa nin noocma ah???
Waxaan qiyaasayaa misana aaminsanahayba in ninkani yahay reer baadiye aanan waxba baranin, taasoo uu ku doonaayo inuu bulshada dhexdeeda ka gadmo ama ka dhexmuuqdo, balse ka dhexmuuqashada noocan ahi ma ahan mid sumcad leh ee waa mid ceybteeda leh.
Marka Farooloow good luck hana lagu arko sxb.
Igana raali ahow fekerkeyga ayaan ka hadlaye
By Mohamed
Post a Comment