Thursday 24 March 2011

Garaadada Dhulbahante Hoostaan ka wada xiriirnaa (Maxamed Kaahin oo laga duubay Fadeexado aad la yaabaysid))


PDF Print E-mail
Written by Administrator   
Thursday, 24 March 2011 00:19

Sidii aannu hadda ka hor idiinku ballan qaadnay in aannu si taxane ah idiinku soo gudbin doonno Fadeexado Sirdoonka SSC ka duubeen madaxda Somaliland,waxaan horey Shacabkamedia u soo gubdbiyay Fadeexadii laga duubayMadaxweynaha SNM-Ta  Siilaanyo iyo Siyaasiga Feysal Cali Waraabe,maantana waxaan idiin heynaa Sirtii laga duubay  Gudoomiyihii hore SNM-ta Maxame  Maxamed Kaahinha SSC inay si hoose laaluush ooga qaataan SNMta iyo qorshaha Maamulka Hargeysa la damacsan-yahay deegaamada SSC

Waraysigan wuxuu ku sheegayay ka qaybsanaanta Dhulbahante dhinaca dagaalka, xidhiidhka ay la leeyihin qaar ka mid ah Isimada Dhulbahante, Is Dhiibka Kayse Cabdi Yuusuf.. iyo arrimo badan oo kale..

Dhageyso Fadeexada Ina-Kaahin:

Qeybta Koowaad:http://www.buhodle.net/images/stories/Ina-kaahin-2.mp3

Qeyba Labaad:http://www.zshare.net/audio/8814798067487cf4/

Shacabkamedia:Runta-Kama-Xishoono

Email: Shacabkamedia@live.com

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...