Saturday 26 March 2011

Faah Faahin Qarax aan Weyneyn oo Xalay Ceelasha ka dhacay.


amiirnuur.comShabakadda AmiirNuur ayaa faah faahin ka heshay qarax aan sidaasi u weyneyn oo xalay ka dhacay meel ku dhaw saldhigga Xisbada ee deegaanka Ceelasha Biyaha.


Qaraxa wuxuu ahaa Bambaano nuuca F1-ka loo yaqaan, saraakiil katirsan mujaahidiinta ayaa AmiirNuur u sheegay in mid kamida ciidamada Mujaahidiinta ay si lama filaan ah uga dhacday Bambaano uu watay halkaasina qarax aan weyn ka dhacay.

Ugu yaraan Hal qof oo ahaa Askarigii Bambaanadu ka dhacday ayaa dhaawacmay mana jirin dhibaatada kale oo ka dhalatay qaraxaasi.

Warbaahinta cadawga ayaa bilaawday in ay buun buuniyaan dhacdadaasi iyagoona u rogay weerar qorshaysan oo lagu qaaday Ceelasha biyaha.

Xaaladda ayaa degan waxaana sidii caadiga aheyd amaanka sugaya Allaah Thuma ciidamada Xisbada oo reebaya Munkarka farayana Macruufka, Ceelasha biyaha waa maagaallo aad u camaran oo ay ku barakaceen shacabka Muqdisho

1 comment:

Anonymous said...

Very good write-up. I certainly appreciate this site.
Continue the good work!

Take a look at my web site - view site

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...