![]() | ![]() | ![]() |
Written by Administrator |
Sunday, 27 March 2011 00:16 |
![]() Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka oo ay hogaaminaysan Fanaanada xaq-udirirka ee Saado Cali Warsame ayaa muujiyey taageerada ay u hayaan Gen.Mohamed Cali Samatar oo dacwad ka dhan ah lagafurey dalka Maraykanka, Soomaalida Minnesota ayaa dacwaddaas ku tilmaamey mid xaqdarro isla markaana Jeneraalku uu u shaqeynaayey Dawladd Soomaaliyeed ee aanu ahayn Madaxweynihii dalka Soomaaliya, Waxaana ay ku tilmaameen dacwadda uu soo oogey nin ka soo jeeda Somaliland (Waqooyiga Soomaaliya) mid lagu bartilmaameedsanaayo dad gaara, ee raggii u shaqeynaayey Dawladda qaarkood ay ku noolyihiin Hargeysa, halka qaarna aas qaran loogu sameeyey Somaliland:Daawo Video |
No comments:
Post a Comment