Muqdisho (RBC Radio) Saaraakiil ka tirsan ururka Raskamboni oo saxaafada lahadlay ayaa waxa ay sheegeen in ay dib ula wareegeen deegaanka Diif.
Saraakiisha ayaa waxa ay sheegeen in ay halkaafi kula dagaalameen ciidama Al shabaab isla markaana iminka ay ayagu ku suganyihiin deegaankaasi.
Kooxda Raaskamboni ayaa sidoo kale waxa ay ku hanjabeen in ay lawareegidoon dhamaanba deegaanada gobalada Jubooyinka isla markaa ay ka saari xooga Al shabaab.
Shay ayaa ciidamada Al shabaab waxa ay weerar ku qaadeen deegaanka Diif oo ay ku sugnaa ciidamo ka tirsan Raskamboni waxaana xoogaga Al shabaab u suurta gashay in ay la wareegaan deegaankaasi.
Ilaa iyo imanka majirto wax war ah oo ka soobaxay saraakiisha shabaabka oo ku aadan arintaan.
Mudooyinkaan ayaa xiisado dagaal waxa ay ka taagnaayeen gobalada Jooyinka kuwaasi oo u dhaxeeyay xarakada Al-Shabaab iyo ururka Raaskaambooni.
RBC Radio
Xafiiska Wararka Muqdisho
One Stop shop for Daily Digest - News, Views and analysis of the political developments of the Horn of Africa. Now you can follow by email alerts situated at the bottom. Please feel free to forward any item of interest - it is your blog too (Make it your Home Page)
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
Why cows may be hiding something but AI can spot it
By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...
-
November 22, 2012 Besides terrorism threats, the federal government of Somalia faces other threats emanating from three different but ...
-
Earlier this year, Edwardo Molano, Africa correspondent of the Spanish newspaper, ABC Internacional, filed a report, “Unlimited extravagance...
No comments:
Post a Comment