Madaxweynaha
maamulka Puntland C/raxman Sheekh Maxamed Faroole ayaa ka hadlay qilaafka ka
taagan maamulka Jubaland.
Madaxweyne Faroole
ayaa sheegay in xaalada maamul Jubbaland ay
hagaageyso marka R/wasaaruhu gaaro magaalada Kismaayo.
Madaxweynaha
maamulka Puntland ayaa rajo aad uwanaagsan wuxuu ka muujiyay in Ra’iisul
Wasaare Saacid uu soo gabagabeeyo khilaafka Jubbaland ayna isfahmaan
masuuliyiinta horboodaysa shirka Jubbaland.
Qilaafka waa mid aan
sidaas u weyneyn waxaana loo baahan yahay in la is fahan siiyo dadka kala
aragtida ah ayuu yiri. Faroole.
R/wasaaraha
Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa lagu wadaa inuu saacadaha socda uu
gaaro magaalada Kismaayo.
No comments:
Post a Comment