Monday, 8 April 2013

Labo Haweeneey Ah Oo Midna Ay Sumeyn Rabtay Ergada Jubaland Mida Kalana Ay Isku Qarxin Rabtay Oo Kismaayo Lagu Qabtay


wararka inaga soo gaaraya magaalada kismaayo ee xarunta gobolka jubada hoose ayaa sheegaya in maanta gacanta lagu dhigay labo haween ah oo mid ka mid ah ay isku qarxin rabtay xarunta uu ka soconayo shirka jubaland,
haweeneyda kale ayaa iyaduna sumeyn rabtay cuntada ergada shirka ku leh kismaayo, iyadoo la sheegay in ay ka mid ahayd shaqaalaha dhinaca cunto karinta ee shirkaasi
labadaan haween ayaa iminka gacanta ugu jira maamulka kismaayo, waxana sidoo kale wararka aan ka helayno kismaayo ay sheegayaan in baaritaano uu ku socda xarunta ay ku kulansan yihiin ergada qaabilsan dhisida maamulka jubaland.
shirka ayaa hada sida la sheegayo hakad ku jira, iyadoo laga cabsi qabo falal argagixisonimo ah.

Runta Lama Shakaalo Shakina Waa La Hubiyaa

Shabakada Allcaasimada.com

Nagala Soo Xariiri Email - Allcaasimada@gmail.com


No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...