Taariikhda : April 6, 2013 - Waxaa Qorey : Ahmed Abdi Macow ( Basbaas ) -
Maamulka Jubaland ayaa waxaa wada degan qaba,ilo fara badan waxaana lagu qiyaasa ilaa 36Beelood in ay degan yahin Hadaba waxaa la qaybsaday Maamulka Jubaland sidaan soo socota .
Madaxweynaha oo ah meesha ugu sareysa Dawlada ayaa waxaa u tartami doona Beelaha Absame ,Mareexaan halka beesha Harti ay ka tanaasushay u tartamida Madaxweynaha Jubaland waqtigaan .
Hadaba waxaa loo qaybsadauy Shaxda sidaan
Madaxweyne Absame /Mareexaan
Kuxigeen Mareexaan / Absame
Gudoomiyaha Barlamanka Hawiye / Digil iyo mirifle
Hadaba Madaxweyna waxaa u tartamaya labada beelood ee Absame iyo Mareexaan Hadii Mareexaan noqdo Madaxweyne Absame waxuu heli doona Madaxweyne ku xigeen .
Hadaba Hadii gudoomiyaha Barlamanka waxaa ku tartami doona Hawiye iyo Digil hadba kan noqda maaha kan kale waxuu noqon doona Kuxigeenka 1aad ee Barlamanka
Wasiirada .
10 wasiir ayay yeelan doonta Jubaland
Mareexaan .2wasiir
Absame 1wasiir
Harti 1wasiir wasiirka Harti waxoo labadinaya inuu noqdo Dhulbahante ama Warsangeli xaga dhanka kale laga yaabo inuu noqdo majeerteen siba Cusman mohamoud ama cali saleebaan .
Gaaljecel 1. wasiir .
Bajuun 1.wasiir
Biyamaal 1wasiir .
Cawramale 1wasiir
Wardeey 1wasiir
Sheekhaal 1wasiir
Duqa Magalada kismaayo Harti hadii majeerteen helo wasiir waxa duqa magalada noqondoona Warsageli ama dhulbahante hadii kalena Majeereteen
Maamualaha Dekadda Majeerteen
Gudoomiyaha Gobalka Absame ogaden ku xigeenkisa Gaaljecel .
Gudoomiyaha Gedo Mareexaan kuxigeenkisa Mirifle
Gudoomiyaha Gobalka jubada dhexe Absame kux xigeenkisa Mirifle
Abaanduulaha Ciidamada Daraawiishta Digil iyo mirifle kuxigeenka Mareexaan
Gudoomiye kuxigeenka Barlamanka Digil iyo mirifle
Kudoomiyha 3aad Dir ,Biyamaal . ama Bajuun
Madaxa Maxkamada Sare Leelkse
Hadaba wasiirada sida lasadalaniyo .
1.Wasiirlka Arimaha guduha Mareexaan
2.Wasiirka maaliyada Digil iyo mirifle
3.Wasiirka Kaluumasiga iyo khayradka Gaaljecel
4.Wasiirka arimaha Dibada iyo xiriirka Caalamiga ah Harti
5.Wasiirka amniga Absame
6.Wasiirka Cafimaadka Biyamaal
7.Wasiirka waxbarashada Cawramale .
8.Wasiirka khyraadka iyo shidaalka macdanata iyo biya Mareexaan .
9. Wasiirka Hawlaha guud iyo Gadiidka noocayadisa kala duwan ,sheekhaal
10. Wasiirka Warfaafinta iyo isgaarsiinta Digil iyo mirifle.
NB wax way iska bedeli karaan Balse waa sida hada la qorsheeyay sida aan kasoo xiganay dadka gacanta ku haya hawsha Jubaland.
No comments:
Post a Comment