![]() | ![]() | ![]() |
Written by Administrator |
Monday, 06 May 2013 17:24 |
![]() Warbaahinta Shacabkmedia ayaa baaritaan iyo dabagal ku samaysay codad iska hor-imaanayo oo aan ka duubnay Madaxeyne Xasan Culusoow heerka uu ka gaaray Heer-kulka Qabyaaladda,waxaadna maqlaysaa isagoo guubaabinayo Reer Beledweyne inay maamul sameysyaan.Fililankan qoraalka wata hadii aad daawato waxaa kuu soo baxaya in Madaxweynaha afkiisa iyo dhegtiisa is-maqal,isagoo inkiraya in Reer Beldweyne uusan oran Maamul dhista,halka uu Kismaayo uu diidan-yahay inay maamul dhistaan,balse wuxuusan ka war-heyn Tooshka wareega ee Shacabkamedia in lagu ifiniyo ceebtiisana banaanka la keenayo.Riix:oo:Daawo:codad aan ka duubnay Culusoow iyo Heerka uu Qabiilka ka gaaray waad ka naxaysaaRiix:oo:Daawo:codad aan ka duubnay Culusoow iyo Heerka uu Qabiilka ka gaaray waad ka naxaysaaRiix:oo:Daawo:codad aan ka duubnay Culusoow iyo Heerka uu Qabiilka ka gaaray waad ka naxaysaaShacabkamedia-Beyra-PuntlandRunta Kama-XıshoonoEmail:Shacabkamedia@live.com |
No comments:
Post a Comment