Tuesday 14 May 2013

Golaha Wasiirada Puntland oo Ansixiyay Xeerka Maxkamad Dastuuri ah oo Puntland Ay Yeelato


Garoowe (RBC RADIO) Shirka Golaha Wasiirada oo uu Gudoominayay Madaxweynaha Puntland Dr C/raxmaan Faroole ayaa Maanta lagu Ansixiyay Maxkad Dastuuri ah oo Markii ugu Horeesay ay yeelato Dowlada Puntland si dib loogu noqdo hadii uu qilaaf ka yimaado Doorashooyinka Golaha Deegaanka e dhawaan la filayo in Puntland ay ka qabsoonto waxaana Wasiiradu ay baasgareeyeen Yeelashada Maxkamad Dastuuri ah iyo qodobadii lagu dooran lahaa shaqsiyaadka loo dhiibayo.

Waxyaabaha leysku afgartay ayaa ka mid ahayd in Maxkamadu yeelato 4 Garsoore kuwaasi oo ku Biiri doona 5ta Garsoore ee ay leedahay maxkamada Sare ee Puntland waxaana garsoorayaashaan laga soo xulayaa Bulshada Dhexdeeda iyadoo lagu xulanayo aqoon waliba wadata Cadayn,garsoorayaashan looma ogola in ay qabtaan ama ay hayaan shaqo aan ka ahayn mida loo dhiibay sida leysku afgartay.

Garsoorayaashan 4ta ah ayaa 2kamid ah waxaa soo dooranaya Golaha Wakiilada Halka 2da kalena ay soo magacaabayaan Golaha Xukuumada laakiin lama sheegin in arintan ay talo ku leeyihiin ama ay wax kasoo xulayaan ururada siyaasada ee Puntland ka jira waxaana 30maalmood Gudohood lagu soo magacaabi  doonaa 4tan garsoore hadii ay Baarlamaanka Puntland meel mariyaan ogolaanshaha maxkamad dastuuri ah oo Puntland ay yeelato.

Waxaa sida ay horay u sheegeen Gudiga Doorashooyinka  Dowlada Puntland looga fadhiyaa in ay yagleesho maxkamad dastuuri ah intaan la gaarin Xiliga doorashooyinka Golaha Deegaanka oo ku began 30ka June ee bisha Fooda nagu soo haysa.
RBC RADIO
Xafiiska Wararka Garoowe.

4 comments:

Anonymous said...

Rust removal products can always be of service you. Really take heed where it prevention is better than cure
and is much less expensive.

my webpage - imprezy integracyjne

Anonymous said...

Hello! This is my first comment here so I just wanted to give
a quick shout out and say I really enjoy reading through your
blog posts. Can you suggest any other blogs/websites/forums that go over the same subjects?
Thanks a lot!

Take a look at my blog post - book of ra download free f�book of ra download f�book of ra download pc

Anonymous said...

I think this is one of the most vital info for me.
And i am glad reading your article. But should remark on few general things, The
website style is wonderful, the articles is really nice : D.
Good job, cheers

Here is my site: cheap polo ralph lauren

Anonymous said...

After I originally left a comment I appear to have clicked on the -Notify me when new comments are added- checkbox and from
now on every time a comment is added I recieve four emails
with the exact same comment. There has to be a means you are able to remove me
from that service? Thank you!

My website: Diaper Rash Home Remedies

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...