Sunday 5 May 2013

Dhageyso:Axmed Siilaanyo Oo Ku Dhawaaqay in Uusan Ka Qeyb Gelayn Shirka London.


Dhageyso:Axmed Siilaanyo Oo Ku Dhawaaqay in Uusan Ka Qeyb Gelayn Shirka London.

Written by Maamul on .
somalimemo.netMaamulka isku magacaabay Somaliland ayaa ku dhawaaqay in uu qaadacay shirka lafilayo in uu dhawaan ka furmo magaalada London ee dalka Ingiriiska kaasi oo looga hadlayo arrimaha Soomaaliya.


Axmed Siilaanyo oo hoggaamiye u ah maamulkaasi ayaa maalmihii lasoo dhaafay dibadaha wareegayay isagoo kulamo lasoo yeeshay hoggaamiyaal shisheeye oo faragelin ku haya dalka Soomaaliya.


Siilaanyo oo saxaafadda kula hadlay magaalada Hargeysa ayaa sheegay in uu madaxweynaha Turkiga kulan kulasoo qaatay magaalada Istanbuul,sidoo kale wuxuu ku faanay iyo R/wasaaraha dowladda gumeysiga Itoobiya Addis Ababa kula kulmay ayna ka wada hadleen arrimo farabadan.


Shir Jaraa’id oo uu Siilaanyo ku qabtay Madaarka Haregysa ayay saxaafaddu su’aalo ku weydiisay waxaana su’aalihii la weydiiyay kamid ahaa mowqifka maamulka Somaliland ee shirka London iyo hay’adaha Q.Midoobe ee kasii guuraya deegaanada Somaliland.


Halkan Ka dhageyso shirka Jaraa'id ee Axmed Siilaanyo MP3

1 comment:

Anonymous said...

My developer is trying to persuade me to move to .
net from PHP. I have always disliked the idea because of the
expenses. But he's tryiong none the less. I've been using WordPress on various websites for about a year and am
worried about switching to another platform. I
have heard great things about blogengine.net. Is there a way I can import all my wordpress posts into it?
Any help would be greatly appreciated!

My page - Replica Watches

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...