
Bashiir Goobe ayaa loo dhiibay Sirdoomka DF-ka halka Saacid loo dhiibay Booliska labadan jago waxaa horay u hayay Cabdi Xakiin Fiqi iyo Shariif Sheekhunaa Maye.
Goobe ayaa lasoo shaqeeyay dowladdii Max’med Siyaad Barre wuxuuna ahaa Jaasuus dowladdii kacaanka ka dhax muuqday isagoona Sports-ka Soomaaliya iyo Interpol ka shaqeynayay sanadadii lasoo dhaafay.
Aqoonyahan Sabdoow ayay muddo sanada ah Bashiir Goobe iskala shaqeynayeen Sports-ka Soomaaliya,wareysi Sabdoow uu siiyay Idaacadda Alfurqaan ayuu uga sheekeeyay taariikhda Bashiir Goobo oo dhammaanteed tahay mid madoow.
Halkan Ka dhagayso Taariikhda Bashiir Goobe Taliyaha Nabad sugidda DF-ka
Comments (3)

No comments:
Post a Comment