Thursday 17 March 2011

Dr Cali Warsame: waxaan kula talin laha maamulka sare ee Puntland in uu xilka ka qaado Mudane maxamed Faroole

Cabashooyin isdaba joog ah ayaa waxa ay kasoo baxaysa Maamulka Puntland, tasoo wax u dhimaysa Horumarka iyo guud ahaan qaabkii ay shaqada u socotey Puntland.
Maxamed Faroole oo ah wiil uu dhalay Madaxweyne Abdirahmaan Faroole ayaa waxa ay ka socon ladahay Geedi socodkii hormarineed ee Puntland, Cabashooyin fara badan oo uu ka turjumeysa Qaab dhaqameedka Wiilka uu dhalay Madaxweyne Abdirahman ayaa waxa ay yihiin kuwa ku ka imanaya wasaradihii Dowlada IYo hay adihii u shaqeynayey Puntland.
Arintan hada ka hor wax ayaanu ka qorney anagoo rajeyneyna In uu maamulka sare wax ka qabto, lakiin waxa cad in uu madaxweynaha uu kasaari waayey qoyskiisa Howlihii Dowlada.
Maxamed waa muwaadin reer Puntland ah ,oo xaq u leh in uu jago ka qabto Puntland, hadii uu aqoon u lee yahay jago, lakiin waxa cad in uu ku yimaadey garabka aabihiis ,oo uu intaas kusii darsadey in uu howlkasta faraha la galo …
Jagada loo magacaabeyna waa mid magac u yaal ah oo waxaad mooda in uu maamulka sare Puntland uuba usu arko maamul  Boqortooyo ah, oo xukun is dhaxalsiin iyo waxaan somali dhaqan u aheyn la yimid.
Sii Akhri 

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...