
Wuxuu ka bilaabay safarkiisa deeganka Dolo oo ka tirsan gobalka Gedo ee Soomaaliya Arbacadii halkaas oo ugu tagat tobanaan kun oo qof kuwaas u badan caruur iyo haweyn oo ka barakacay abaaraha ku dhuftay dalkooda oo ay ku dhinteen tobanaan kun oo soomaali ah.
50 Cent,magiisa oo sax ah waa Curtis Jackson, wuxuu u qeybiyay dadkaas 1-bilyan oo cunno ah taas oo ay waday barnaamijka oo WFP.
QM ayaa toddobaadkii la soo dhaafay, waxa ay ku dhawaaqday in ay dhamaatay abaarta Soomaaliya lix bil ka dib, laakin waxa ay sheegtay tobanaan kun oo qof in ay wali u baahan yihiin gargaar cunno ah.
Dowladda Britain ayaa sheegtay inta u dhexeysa 50,000 ilaa 100,000 qof in ay u dhinteen abaartii ku dhufatay geeska Africa.
RBC Radio
1 comment:
Awesome blog! Is your theme custom made or did you download it from somewhere?
A theme like yours with a few simple adjustements would really make my
blog stand out. Please let me know where you got your design.
Bless you
Feel free to surf to my web-site; bmi calculator
Post a Comment