Thursday 19 June 2014

Deegaan katirsan hiiraan oo markale kabilaabatay dilal shacabka rayidka ah

deefow

Deegaan katirsan hiiraan oo markale kabilaabatay dilal shacabka rayidka ah

Deegaanka deefow ee gobolka hiiraan ayaa xalay waxaa ka dhacay dil wiil arday ah oo qoyskiisa qaarna ay degan yihiin Muqdisho Qaarna ay degan yhiin deegaanka deefow ayaa waxaa dhulbeereed kuyaala deefo ku toogtey maleeshiyaadkii sanadii Hore Qabsaday deegaanka kabxanley ee gobolka hiiraan sida ay sheegayaan shacabka deegaankaas kunool.
Midkamid ah wax garadka ku sugan deegaanka falkaas ka dhacay ayaa waxaa uu idaacada Danan usheegay in xalay maqribkii Maleeshiyaad ku hubeysan qoryaha AK47 ay gaadmo ku dileen wiilkaas oo joogay beertooda.
Waxaana uu intaas raaciyay in ay ka qaateen moobilkii iyo xoogaa lacag ah waxaana warka intaas ku daray in loo dilay deegaan Ahaan kuwa dilayna ay ka soojeedaa hiiraan kana soo tagay deegaanka kabxanley ee gobolka hiiraan.
Maleeshiyaadka lagu edeynayo dilka ayaa waxay sanadii 2013 xoog ku qabsadeen deegaanka kabxanle waxayna kulabisan yihiin Dharka ciidanka malatariga soomalaiya ee jooga aagaas.
Deegaanka deefow ayaa hada waxaa lasheegayaa in cabsi xaga colaada ah laga soo warinayaa in ay kataagan tahay.
Xiriir aan lasameynay maamulka gobolka hiiraan gaar ahaan c/fatax xasan afrax nooma sooragalin in aan wax kaweydiino falaka soolaalaabatay

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...