Sunday 22 June 2014

DEGDEG Heshiis - saddexda Gobol

Arrintii muranka badan dhalisey ee ahayd lix gobol mise saddex gobol. Maanta ayaa la soo afjarey oo warar xog ogaal ah sheegayaan in galabta lagu heshiiyey in saddexda gobol ee BAY, BAKOOL iyo SHABEELADDA Hoose la dhiso maamulkiisa.
Wariye Suldaan oo ka ag dhawaa madasha shirka ee Villa Hargeisa waxuu sheegey in Madaxweynaha, R/Wasaaraha, Guddoomiyaha Baarlamaanka iyo Xildhibaanadii ka soo jeedey deegaanadaasi ay ugu danbeen isku afgarteen in saddexda loo dhiso maamul.

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...