Thursday, 19 June 2014

Maamulka Shabelle State oo Caawa Golihiisa Wasiiradda uga dhawaaqay Marko

index

Maamulka Shabelle State oo Caawa Golihiisa Wasiiradda uga dhawaaqay Marko

Abuukar Cabdi Cismaan Mardadi Madaxweynaha Maamul Goboleedka Shabeelle State oo Caawa Wareysi Siiyay Warbaahinta Dana nee Magaaladda Muqdisho gaar ahaan Barnaamijka Guuxa ee 9:30 oo fiidnimo ka baxa warbaahinta ayaa ka warbixiyay Qorshayaasha Maamulkiisa.
Wasiirka ayaana caawa ku dhawaaqay Golihiisa Wasiiradda Cusub ee Maamulku yeelan doono.
Tirada Wasiiradda ee Maamulka ayaa gaaraya 7 Wasiir oo uu ka dhex Muuqdo Gudoomiyihii hore ee Degmadda Howl-wadaag ee Maamulkii Gudoomiye Tarsan Mudane Maxamed Abukar Cali Jacfar oo loo Magacaabay Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Maamulkaas.
Dhageyso Codka Madaxweynaha Maamulka Shabeelle oo la hadlay Warbaahinta Danan.

No comments:

Coronavirus Is Battering Africa’s Growing Middle Class

From Kenya to Nigeria, South Africa to Rwanda, the pandemic is decimating the livelihoods of the once-stable workers who were helping ...