Tuesday 24 June 2014

Madaxweyne Mardaadi ma aqbali doonaa?

 Mardaadi: “Ma aqbali doonno in qalad laga galo shacabka Soomaaliyeed iyo dastuurka dalka”

Madaxweynaha maamulka Shabeelle State Abuukar Cabdi Cismaan (Mardaadi) oo lahadla warbaahinta ayaa ka hadlay aqoonsiga ay shalay aqoonsatey dowladda Soomaaliya maamulka KMG ah ee K/Galbeed Soomaaliya.

Waxa uu madaxweyne Mardaadi ku tilmaamay xadgudub lagu sameeyey maamulka Shabeele oo shee ka dambeeyeen dad dano gaara wata waa sida uu sheegaye.

Mardaadi ayaa sheegay in aaney aqbali doonin natiijada ku saleysan aqoon sigaas ay dowladda federaalka Soomaaliya ay siisay maamulka kumeelgaarka koonfurgalbeed Soomaaliya.

“Ma aqbali doonno in qalad laga galo shacabka Soomaaliyeed iyo dastuurka dalka” sidaasina waxaa yiri madaxweynaha Shabeele isteed Abuuka Cabdi Cusmaan (Mardaadi).

Si kastaba ha ahaatee hadalka Madaxweyne Mardaadi ayaa ku soo beeg maya xili ay dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ay aqoonsi siisay maamulka kumeelgaaka ah ee koonfur galbeed Soomaaliya.

Short URL: http://somaliwayn.org/?p=2548

Posted by admin on Jun 24 2014. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

You must be logged in to post a comment Login

Share ItDigg ItDel Icio UsAdd to FacebookGoogle BookmarksStumble ItTwitterAdd to RedditPrint This PostArchivesJune 2014Dungeon Hunter 4 Hack: If you would like to take much from this article then you have to apply such methods to your...Respawnables Hack: Having read this I thought it was really informative. I appreciate you spending some time and...Castle Clash Cheats: Just want to say your article is as astounding. The clearness in your post is simply cool and i...Candy Crush Saga Hack: Thanks for finally talking about > American-Somali relations: What’s in the words? |...Car Town Hack: Everyone loves it when folks come together and share thoughts. Great blog, keep it up!Abuu Muscab “Bisha Ramadaan Waxaan Bilaabeynaa Weeraro Xooggan oo Aan Horay Loo Arag”Jawaari oo safar degdeg ah ku tegay dalka Jabuuti + SawirroCiidamo dhar cad ah oo xiray haweeneydii Suudaan u dhalatay iyo qoyskeedaTurkey looks to support Somali DiasporaWasiir Goodax: “Sharci ma aha heshiiska lagu aqoonsaday saddexda gobol, faragelin ayaana Wasaaradeyda lagu hayaa”Daladda Sateenvarja ee magaalada Helsinki-Finland ku qabatay ciyaar loo qabtay dhalinyarada u dhaqaxeeysa 16-18 + SawirroMusonye: Distribution of SFF magazine in UK is a good marketing moveWarbixin ku saabsan sida Ingiriiska looga dareemayo mamnuucista qaadka !!Madaxweyne Mardaadi: “Ma aqbali doonno in qalad laga galo shacabka Soomaaliyeed iyo dastuurka dalka”Weerar dad lagu dilay oo mar kale Kenya ka dhacayHome Contact RSS

© 2014 Somaliwayn.org. All Rights Reserved. Log in - Designed by Jabra



No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...