Muqdisho (Caasimada Online) - Askari ka tirsan ciidamada miliriga Soomaaliya ayaa ruux rayid ah oo Karishboy saaka ku dilay degmada Heliwaa ee gobolka Banaadir, sidaasi waxaa xaqiijiyay dadka deegaanka.
“Wiilka Kirishboyga waxaa la weydiistay lacag dhan 5,000 “Shan kun” oo Shilin Soomaali ah, isna wuxuu dhiibay 4,000 “Afar Kun” oo sh.so, kadibna askariga wuu diiday isna mahayo ayuu dhahay askarigana wuu dilay”sidaasi waxaa yiri mid kamid ah dadka deegaanka.
Wararka ayaa sheegaya in muran ka dhashay lacagtaasi loo dilay wiilka karishboyga ahaa, maadaama uu ku adkeystay inuu bixinayo lacagtaasi askarigana uu ku adkeystay shan kun.
Gaariga wiilka uu la shaqeynayay ayaa ahaa mid ka dhex shaqeeya inta u dhaxeysa Suuqa Xoolaha iyo isgoyska Baar Ubax, wuxuuna ahaa Caasi ama Homy.
Falkaasi ayaa ka dhacay agagaarka Ex Control Balcad ee magaalada Muqdisho, waxayna layaab ku noqotay shacabka ku dhaqan agagaarka goobta uu falka ka dhacay.
Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
Caasimada@live.com
One Stop shop for Daily Digest - News, Views and analysis of the political developments of the Horn of Africa. Now you can follow by email alerts situated at the bottom. Please feel free to forward any item of interest - it is your blog too (Make it your Home Page)
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
Why cows may be hiding something but AI can spot it
By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...
-
Wednesday, November 14, 2012 By Jonathan Kalan Kasim moves swiftly around the machine. Like a dancer, he has style, a unique way of p...
-
Washington, DC – Last month, President Sheik Sharif Ahmed appointed Mr. Mohamed Abdullahi Mohamed, a Somali¬American dual citizen, as the ne...
No comments:
Post a Comment