Wednesday 1 February 2012

Shariif Xasan oo Dacwad ka dhan ah Farmaajo u gudbiyay QM iyo Midowga Afrika War Culus

Warar hoose oo aan helnay ayaa shegaya in Gudoomiyaha Barlamaanka Soomaaliya mudane Shariif Xasan sheekh Aadan dacwad kadhan ah Ra’isulwasaarihii hore Soomaaliya Maxamed cabdulaahi Farmaajo uu ugudbiye Midowga Africa iyo Qaramada midoobey waxaana arinkaan noo xaqiijiye xildhibaanada sida aadka ugu dhow dhow shariif xasan.
Shariif xasan ayaa waraaqdiisa ku qoray ashtako kadhan ah Farmaajo waxaana oo sheegay in khilaafka barlamaanka xiligaan kadhex taagan uu wado asaga isla markaa xildhibaanada kharashaad aad u farabadan kubixiyo sidi loo kale qeybin lahaa.
Waxa kale oo  uu sheegay in Farmaajo  dhibaato xoogan kuhaayo hirgelinta Road Mapka isla markaa caqabado farabadan hordhigay  waxaana uuna hoosta kaxariiqay in xiligaan uu wado qorshayaal shacabka soomaaliyeed wax xun laga fahansiinaayo shirka kadhacaayo bisha soo socota 23 magaalada London.
Ugu danbeyntii arinkaan ayaa imaaneyso xili Farmaajo kusuganyahe dalka Sweden halkaas oo kulamo kula leeyahe aqoonyahano somaliyeed waxa una ka warbixiyey  shirka kadhacaaya  London  Waxa una Shegay  in Shirkaasi  hadi loga hadlayo qodobo wax u dhimaya Qaranimada  Somaliyeed  usan marnaba taageereyn balse  taa  badalkeeda hadi loga hadlayo  danaha  Somalia  iyo Xalkeeda  uu la garab istaagayo Taagero.
Dadka Indha indheya Siyaasada Somalia aya waxaay  ku tilmaamen  Arinkaan in Shariif  Xasan  aad uga xunyahay Qadarinta Shacabka Somaliyeed ay u hayaan R/wasaarihi hore  ee Somalia Mudane Farmaajo  oo asagu wali  ka go,ila laabta Shacabka Somaliyeed  waxaadna  Arkaysa  mudo ka dib Xil ka dagidiisi  in Wali  Shacabka Somaliyeed ee ay mar kasta Casuumaad u fidinayaan  si uu  mar un u soo hor  istaago.

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...