dagaalka laga dareemayo iyo Afhayeenka Ximan iyo Xeeb oo shegtey in Bacadweyne uu maamulkooda hoosyimaado.
February-11-2010 Cowslafil -Muqdisho- Somalia
Wararkii igu danbeyey ee laga helayo Degaanka Bacadweyne iyo tulooyinka ku xeran in xiligaan ay jiraan Abaabulo Xoogan ay wadaan dhinacyadii ku dagalamey Dhowaan halkaasi bilihii la soo dhafey dhulka hoos yimada degaankaas.
Abaabulada ayaa la shegayaa in ay ka socdaan Deganada Ceel Dheer camarad iyo bacadweyne, kuwooda ugu xooga badan iyo tuulooyinka ku xeerah xiligaan iyo dhanka kale oo ayakuna ka wada sidaas si la mida Deegaanka Bacadweyne oo ah meesha markasta weerarka lagu soo qaado ayna jiraan abaabul socda.
Sidoo kale waxa jira meelo kale oo isla deganada hoosyomada labadas dhanac ay horey dagaladu ugu dhexmaren ay wadaan kuwaas oo kala ah baraag Ciise iyo Xin labi oo ay labada beelood degaano u ah, dhow jeer oo horena ay iskaga hor imaad xoogan ku dhexmareen labadaan beelod.
Waxaana aan ilaa hada jin cid isku howleysa kana hor tagto in la baajiyo dagaal lagu hoobto oo marke ka dhaca deganka bacadweyne oo hada saansantiisa laga dareemayo in uu dhaco degaanka Bacadweyne, balse waxaa si aan toos aheyn uga Hadley madaxda Maamulada Galmudug iyo Ximan iyo Xeeb oo labaduba Saxafada kali ah ka sheegaya in la joojiyo Colaada.
Dhanka kale marka laga tago iska soo horjeedka Qabiiladka isku haya colaada aan la garaneyne waxa ay salka ku heyso ee bilihii la soo dhaafey ka tagna Deeganka Bacadweyen ee dadka badan ku dhinteen qaar kale oo badan ku barakaceen ayaa waxaa jira in saxafada uu siiyey Afhayeenka Ximan iyo xeeb Hadal Baasiin ku sii shidaya colada xiligaan halkaasi ka tagan xili uu ka hadlayey saxafada yiri " Deeganka Bacadweyne waxaa uu hoos yimaadaa maamulkena Ximan iyo xeeb Cid kale oo shegan karta ma jirto anaga ayana dhameyneyna Colaada ka jirta" ayuu yiri Max'ed Cumar Jimcaale (Xagafeey) oo ah Afhayeenka Maamulka Ximan iyo Xeeb oo ku sugan Magalada London xiligaan Saansanta colaaded laga dareemayo deegaanka bacadweyne.
Sidoo kale Hadlkaan ayaa waxaa uu u muuqdaa mid sii shidaya colada labada beelood ee colaadu ku kala dhex jirta ee Salebaan iyo Qubeys isla markaasna ka qeyb qaadan kartaa in ay sii socdaan coladaha la doonayey in la dhameeyo iyo dagalada uu hada Abaabulkooda socdo.
Email:cowslafil@cowslafil.com
One Stop shop for Daily Digest - News, Views and analysis of the political developments of the Horn of Africa. Now you can follow by email alerts situated at the bottom. Please feel free to forward any item of interest - it is your blog too (Make it your Home Page)
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
Why cows may be hiding something but AI can spot it
By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...
-
Wednesday, November 14, 2012 By Jonathan Kalan Kasim moves swiftly around the machine. Like a dancer, he has style, a unique way of p...
-
Washington, DC – Last month, President Sheik Sharif Ahmed appointed Mr. Mohamed Abdullahi Mohamed, a Somali¬American dual citizen, as the ne...
No comments:
Post a Comment