Saturday 21 November 2009

kale cirka isku shareeray iyo warbixinno muujinaya(Aqriso Nuqulka )

http://www.dayniile.com/Novembar009/Waraq1.JPG Khilaafka garabyada GalMudug oo mar

Khilaafka Garabyada isku haysta Maamulka Galmudug ama kala sheegta Masuuliyadda GalMudug oo soo jiray laga soo bilaabo 3/5/2009 marbana heer soo marayay balse yara qaboobaa todobaadyadii la soo dhaafay ayaa u muuqda in mar kale uu cirka isku shareeray ,shacbiga dhagahooda iyo indhahoodana ay haatan ku soo dhacayaan qoraallo iyo hadallo arrimahaasi muujinaya.

Arrimaha labo kaclaynta khilaafaadka garabyadaan oo ay kala hoggaamiyaan Col Maxamed Axmad Caalin iyo Axmad Shariif Cali Hiloowle labadooduna haatan ku sugan Caasimadda Dalka ee Muqdisho ayaa labo kaclaynta khilaafaadkaan waxaa sababta ugu wayn loo nisbayn karaa dhaxdhaxaadiinta ay sheegtay dowladda fedaraalku in ay ka shax samaynayso .

Socdaal wafti ka tirsan Fedaraalku ay dhowaan ku yimaadeen Magaalada Muqdisho shirarna la yeesheen qaybaha maamulka isku haysta iyo kuwa ka madaxa bannaan. ,kulanno ay garabyadu ku qabanayaan Magaalada Muqdisho iyo hadallo is riic riic ah oo ay saxaafadda ku soo kala bandhigayaan.

Khilaafyadaan oo horseedi kara in dhax dhaxaadinta dowladda fedaraalka ay guul daraysato amaba garabyada qaarkood ay u arkaan in dowladdu aysan arrimaha daacad ka hayn ,dhaxdhaxaafintana ayba isaga baxaan ayaan halkaan waxaan idinkugu soo gudbinaynaa War murtiyadeed soo gaaray Xafiiska Warqabadka Wabsaydka Dayniile uu ku lleeyahay Magaalada Gaalkacyo kaas oo u qornaa sidaan.

Halkaan ka Aqriso Nuqulka

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...