Monday 30 November 2009

Madaxweyne Siyaad Bare oo kaalinta Sedexaad ka galay 20 dal ugu Nationalist

Madaxweyne Siyaad Bare Allaha u naxariistee ayaa ahaa halyeey dalka Soomaaliya soo maray oo Taariikhdiisa marnaba mugdi galin doonin waxaana la dhihi karaa waa shaqsigii dalka Soomaaliya gaarsiiyey inta yar ee horomarka

Waxaana la dhihi karaa waa ninkii keenay in Afka Soomaaliga la qoro Rag iyo habeen.

Siyaad Bare Allaha u naxariistee ayaa la dhihi karaa dalka iyo Diinta waxuu ka galay dhow danbi oo kala ah markoow ka horyimd aayadaha Ilahay ee ka hadlaayey Raga iyo haweenka iyo dhaxalkaba iyadoona qalidkii labaad uu galay ay aheyd Weerarkii cirka iyo dhulka uu ku qaaday Soomaaliland

Madaxweyen Siyaad Bare ayaa lagu xasuusan karaa dhismihii Jamacadaha iyo Isbitaalada iyo xarumaha dalka

Waxaana la dhihi karaa in Siyaad Bare uu kaalinta Sedaax ka galay madaxweynaha yaasha 20ka dalka ugu wadanisanaa waxaase lahubaa Yuq isii horteed dalka in uu ahaa dalka hormar ku tilaabsanaayey
Halkaan ka daalaco Joornaalka soo qoray war bixinta

Waakan liiiska 20 dalka uu Allaha u naxariistee Siyaad Bare ka galay kaalinta Sedexaad
Nationalist leaders of 20th century nation states
" Michel Aflaq (Arabs)
" Kemal Atatürk (Turkey)
" Mohamed Siad Barre ( Greater Somalia)
" Todor Alexandrov (Bulgaria and Macedonia)
" Ivan Mihailov (Bulgaria and Macedonia)
" Nnamdi Azikiwe (Nigeria)
" Hastings Kamuzu Banda (Malawi)
" Ahmed Ben Bella (Algeria)
" David Ben-Gurion (Israel)
" Habib Bourguiba (Tunisia)
" J?nis ?akste (Latvia)
" Winston Churchill (United Kingdom)
" Michael Collins (Ireland)
" Eamon de Valera (Ireland)
" Gnassingbé Eyadema (Togo)
" King Faisal I (Iraq)
" King Ghazi (Iraq)
" Ho Chi Minh (Vietnam)
" Mykhailo Hrushevsky (Ukraine)
" Alija Izetbegovi? (Bosnia and Herzegovina)
" Mohammad Ali Jinnah (Pakistan)
" Modibo Keita (Mali)
" Jomo Kenyatta (Kenya)
" Kim Il-sung (Korea)
" Patrice Lumumba (Democratic Republic of the Congo)
" Nelson Mandela (South Africa)
" Norman Manley (Jamaica)
" King Muhammad V (Morocco)
" Mujibur Rahman (Bangladesh)
" Gamal Abdel Nasser (Egypt/Arabs)
" Jawaharlal Nehru (India)
" Kwame Nkrumah (Ghana)
" Sam Nujoma (Namibia)
" Milton Obote (Uganda)
" Sylvanus Olympio (Togo)
" Sir Lynden Pindling (The Bahamas)
" Louis Rwagasore (Burundi)
" Thomas Sankara (Burkina Faso)
" Antanas Smetona (Lithuania)
" Sukarno (Indonesia)
" Ahmed Sékou Touré (Guinea)
" Franjo Tu?man (Croatia)
" Eric Williams (Trinidad and Tobago)
" Ziaur Rahman (Bangladesh)

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...