Monday, 30 November 2009

Madaxweyne Faroole oo Wiilkiisa u Magacaabay Lataliyaha Dhinaca Saxaafada

29/11/2009
Wareegto Lanbarkeedu ahaa 99 ayaa waxa lagu Magacaabay lataliyaha Madaxweynaha Puntland dhinaca Saxaafa Maxamed Cabdiraxmaan Faroole.

Maxamed C/raxmaan Faroole ayaa iskaleh idaacada iyo Websaydka Radiogarowe.com

Wareegtadan oo uu ku saxiixanyahay Madaxweynaha Puntland ayaa maanta ladhaqankaliyey.

No comments:

UN: Starvation threatens 2 million in drought-hit Somalia

Fri Sep 13, 2019 01:44PM [Updated: Fri Sep 13, 2019 01:52PM ] Home Africa Somalia A newly arrived woman fleeing from the drought...