Saturday 21 November 2009

Puntland:-Urur Digiin Soo Saaray (Warbixin)

Urur ka dagaalama Gudaha Puntland ee lagu Magcaabo Walaayada Hantaara ayaa sheegay inay Million dul dhigeen Madaxa Cismaan Diyaano Ruuxii keena, Wadaad uurkaasi u hadlay oo Lagu Magcaabo Sheekh Yaasin ayaa sheegay inay ay baadi Goobayaan Madaxada Sar Sare Ururkaasi.

Sheekha oo Kulan Dhanka Telefoonka ah Saxaafada a ayaa Yiri"Kuwa Ridoobay waan soo qaban Insha Allah ee Islaamka dhibaya, waxaan u sheegin Muslimiinta qofkii Madaxa Diyaano keena inaan abaal gud siindoono dhanka Ilaahayna ay ka yihiin dad aad loo Ciseeyo"ayuu Yiri Sheekh Yaasiin.

Sheekha ayaa xusay in Ururka Hantaara ay wadaan hawlo badan oo Muslimiinta Looga Difaacayo kuwa doonaya inay Maalin walba Gataan Hilbaha Islaamka.

Sheekh Yaasin ayaa ugu baaqay Maamulka Puntland inay siidayaan Wadaadka Gacamay ee ahaa Barihii Iskuulka Sare ee Sheekh Xamdaan kaasi oo 15-sano lagu Xukumay, Sheekha ayaa Yiri"Caaqib xumo ayaa Maamulka Pl la Kulmayaa hadii aanay ooda ka qaadin Wadaadka Xidhan ee Buux Dhaafiyay Jeelasha Puntland.

Xusuusin warka waxa Lagu Qoray Bogg la sheegay inuu Ururkaasi ka dagaalama Puntland uu Warkiisa ku Faafiyo oo lagu Magcaabo Galgalanews.com cidii Faah Faahin u Baahan ha Booqdeen.

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...