Thursday 19 November 2009

War Deg Deg ah: Maamulka Puntland oo Amar ku bixiyay in Shacabka kasoo jeedo Koonfurta Somalia ay si deg dega ah uga baxaan PL

Maamulka Gobalka Mudug uqaabilsan Dowlad Gobaleedka Puntlan ayaa Goordhaw ku dhawaaqay in aan Magaalada Gaalkacyo lagu arki karin dadka kasoo jeedo Koonfurta Somalia.

Col. Axmed Cali Salaad oo Goordhaw shir Jaraa'id ku qabtay magaalada Gaalkacyo ayaa u hanjabay Dadka kasoo jeedo Koonfurta Somalia oo uu ku Eedeeyay qaraxyada magaalada Gaalkacyo.

" si deg deg ah hanooga baxaano kuwa Koonfurta Somalia ka yimid ee Maankooda la bedelay ma ogolin in ay Dadkeena Qaraxyo ku laayaan" ayuu yiri Gudoomiyaha gobalka Mudug.

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...