Tuesday 30 October 2012

Fanaanad Aabaheed Muqdisho Lagu Dilay (Alaha-U-Naxariisto Marxuum Abwaan Shire Ayaa Lagu Xasuustaa Heestii Kampala Adaa I Baday)


PDFPrintE-mail
Written by Administrator   
Monday, 29 October 2012 23:09

Allaha unaxariistee Abwaan Warsame Shire Cawaale oo ka mid ahaa hal abuurayaasha Somaliyeed ayaa goor dhaweyd salaada maqrib waqtiga muqdisho markii la geli rabay waxa lagu dilay magaalada muqdisho.

Warsame Shire ayaa kooxo bistoolado kuhubeysan waxay ku toogteen degmada Waaberi iyagoo falka kadibna goobta iskaga baxsaday.

Abwaan Warsame Shire Cawaale ayaa ka mid ahaa waayihii udambeeyey mid sheekooyinka iyo iidhehyada uduubi jiray Radio Kulmiye muqdisho waxaana uu ahaa aabaha dhalay Fanaanada Ayaan ee ku luuqeysa heesta (Kampalla adaa ibaday)

Marxuum Warsame Shire ayaa meydkiisa waxa la dhigay hoyga uu ka deggan yahay muqdisho waxaana dad ay asxaab ahaayeen oo xiriir aan la sameynay usheegeen Warqaad.com in marxuumka uu ahaa nin kaftan badnaa dadkana dhex gali jiray.

Abwaan Cusmaan Cabdullaahi Guure oo ah Agaasimaha Radio Kulmiye ayaa ku tilmaamay Allaha unaxariistee Marxuum Warsame Shire mid gacan ka xaq daran dishay qeybna uu ka yahay dadka waxgalka ah ee la iska dilayo.

Daawo Heesta lagu xasuusan doono Abwaan Warsame Shire ee (Kampala adaa i baday):

Adobe Flash Player not installed or older than 9.0.115!
Get Adobe Flash Player here

Shacabkamedia-Beyra-Puntland

Runta Kama-Xıshoono

Email:Shacabkamedia@live.com

1 comment:

Anonymous said...

rtja [url=http://okbeatsbydrecheap.com]Beats Headphones[/url] cgfh http://okbeatsbydrecheap.com ukle omvf [url=http://beatsbydresalesok.com]Beats By Dre Sale[/url] wdeh http://beatsbydresalesok.com fgjg gdju [url=http://okbeatsbydreus.com]Cheap Beats By Dre[/url] jqkl http://okbeatsbydreus.com zloh krke [url=http://salebeatsbydreoutlet.com]Cheap Beats By Dre[/url] kbtt http://salebeatsbydreoutlet.com xvcw

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...