![]() | ![]() | ![]() |
Written by Administrator |
Monday, 29 October 2012 13:35 |
![]() Gabadhii ugu horeysay ee ka tirsan Xisbiga Damjadiid garabka loo yaqaan (Dan-jadiid)(Danta-Cusub)ee lagu xanto inay yihiin Qunyar-socod Reer-Galbeedka qancin-kara ayaa la filayaa in loo magacaabo R/wasaare ku-xigeen ahna Wasiirka Arimaha Dibada,waxayna gabadhan taageero-weyn ka heysataa Xisbiga Madaxweynaha iyo Xaaska Reysalwasaraaha Xildhinibaanad Caasho Xaaji Cilmi iyo Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar-Geele,inkastoo Reysalawasaare Saacid uu ka fikirayo inuu haweenaydan Wasiir ka dhigo.Haweenaydan oo lagu magacaabo Fawziyo Yuusuf Xaaji Aadan ayaa madax ka ah Xisbi lagu magacaabo (NDB)oo ay diiday Maxakamada-sare ee Hargeysa inay diiwaan-geliyaan.Haweenaydan oo Bahda-Saxaafadda ka tirsanaan-jirtay ayaa mar lahaan-jirtay Teleefishin hadda hawada ka baxay oo la oran-jiray (Raad-Tv)Hadii ay dhacdo in gabadhan aaminsan Somaliland iyo Soomaaliya in lakala gooyo,Wasiirkii ugu Muhiimsanaa ee Arimaha Dibadda laga dhigo waxaa arintani ku farxi-doono Dadka Reer Somaliland,maadaama Haweenay aaminsan Somaliland inay tahay dal xor ah Wasiir looga dhigay,inkastoo laga yaabee inay mawqifkeeda Somaliland wax ka bedesho kolka ay dhacdo in Wasiir loo magacaabo.Shacabkamedia-Beyra-PuntlandRunta Kama-XıshoonoEmail:Shacabkamedia@live.com |
No comments:
Post a Comment