Monday, 29 October 2012

M/Weynaha Oo C/Qaasim U Magacaabay (La-Taliyaha-Dhinaca-Siyaasadda)Iyo Xisbigiisa Damjadiid Oo Arintan Ka Horyimid


PDFPrintE-mail
Written by Administrator   
Sunday, 14 October 2012 14:29

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya C/qaasim Salaad Xasan oo maalmahan kusoo biiray  Xisbiga Dajmadiid,sanooyinkii ugu dambeeyana ku-nooolaa Magaaladda Qaahira ee Dalka Masar ayaa soo gaaray Magaaladda Muqdisho kadib markii jago loo magacaabay.

C/qaasim ayaa loo magacabaay (La-Taliyaha-Dhinaca-Siyaasadda)ee Madaxweynaha Soomaaliya Sheekh Xasan,inkastoo uu weli ka fikirayo inuu jagadan aqbalo,waxaana arintan ka caroooday Gudoomiyaha Xisbiga Damjadiid Sheekh Faarax C/qaadir (Sakiin-2)oo saaxiibkiis Madaxweynaha kula taliyay inuu ka noqdo inuu La Taliye dhinaca Siyaasadda u magacaabo Madaxweynihii hore C/qaasim oo maalmahan Muqdisho soo gaaray.

Warar soo gaaraya Xafiiska Shacabkamedia ee Muqdisho ayaa sheegaya in magacaabistan ay carro ka muujiyeen dhamaan 12-ka ugu sareysa Xisbiga Damjadiid oo Madaxweynaha saaxiibkood ku cadaadinaya inuu (La-Taliyaha-Dhinaca-Siyaasadda)u magacaabin Ruug-Cadaa Oday C/qaasim Salaad Xasan,lama saadalin-karo inuu ku faa'idayo magacaabstiisa iyo inuu ku qasaari-doono,inkastoo magaacibistiisa ay hor is-taagan yihiin 12-ka nin ee ugu sareeya Xisbiga Madaxweynaha uu ka tirsan-yahay ee Damjadiid.

Shacabkamedia-Beyra-Puntland

Runta Kama-Xıshoono

Email:Shacabkamedia@live.com

Last Updated on Friday, 19 October 2012 22:10

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...