Wednesday 9 December 2009

Puntland oo u tafaxeydatahay kala goa koonfurta Soomaliya

Maamulka Puntland ayaa xiligaan u muuqata mar haduu fashilmay damacii madaxweynahii hore Cabdulaahi Yuusuf Axmed uu ku doonaayey in uu Soomaaliya gacanta ku dhigo ayaa waxaa maamulka Faroole bilaabeen in ay dowlad cusub noqdaan ka madaxbanaan Soomaaliya inteedakale .

Maamulka ayaa xiligaan wado in uu sameysta calan cusun oo muujinaayo in ay Soomaaliya ka goeen waxaase xusid mudan in maamulkii hore ee Puntland magacii laga badalay iyadoona loo bixiya Dowlada Punland taa oo macnaheedu yahay in ay isku diyaarinayaan in ay gooni isku tagaan

Guuxa hoose ee ka jira Puntland ayaa u muuqda in ay dowlad ka madaxbanaan kaga dhawaaqi doonaan Garoowe iyadoona ay xiligaan dowlada dhexe ay ka yihiin wasiirka koowaad iyo wasiirada ugu muhiimsan maamulka dhexe ee ka arimiya Soomaliya

Maamulka Puntland ayaa wax weyn ka qaban 11 sano uu jiro marka laga reebo masuuliyiinta oo guryo ka gatay wadama kale waxaase la dhihi karaa waxay aad u dhamaan koonfurta kale ee Soomaliya oo dadka lagu qasho oo aan ka jirin wax maamul ah oo u adeego dadka

Isku soo wada duubee damaca Maxamuud Salemaan iyo fahanka Soomaalida ayaa la arki doonaa halka uu ku danbeeyo

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...