Monday 3 January 2011

Alshabaab oo amaro iyo cadaadin xambaarsan kala dul dhacday Barakacayaasha.

Bartamaha (Muqdisho):- Kooxda Alshabaab oo looga bartay fulinta amaro ay si gaar ah ugu caan baxday ayaa waxa ay hadda culees saareen dadka dhibanayaasha ka barakacay Muqdisho ee dagan Ceelasha Biyaha.
Dadka ka barakacay caasimada ee ku dhaqan Deegaanada Ceelasha Biyaha illaa Afgooye ayaa hada la qabsan la’ amaro aad u adag oo shabaabka ay dumarka,Caruurta,dhalinyarada iyo dadka kale ee dagan Ceelasha mar qura dul dhigtay.
Amarakada ayaa waxaa ugu waaweyn markii Haweenka oo dhan la faray in ay Xijaabka xertaan oo ay qaataan astaamo kala duwan sida qaadashada Sigisaanta ama iskaalshooyin Kalaro gaar gaar ah leh oo la faray in ay dumarka qaataan.
Sidoo kale dhalinyarada ayaa la bilaabay in Saraawiisha laga jaro lana faro in ay garka daystaan oo aanay xiiri karin garka taasi oo noqonaysa amar ku cusub dhalinyaro badan oo aan dhaafin dhulka ay u soo barakaceen ee duleedka caasimada Muqdisho.Sii Akhri

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...