Gaalkacyo:(Allpuntland)Iyadoo xalay koofurta Gaalkacyo ay uu nin hubaysani ku toogtay sarkaal sirdoon ajinabi ah oo ahaa tababare katirsan ajaanib tababar ku saabsan dagaalada halkaas uga wada malayshiyaad kasoo jeeda koonfurta Gaalkacyo,waxaana dilka sarkaalkan shisheeye kasoo baxaya warar kala duwan.
Warar hoose oo ay APL ka helayso koonfurta Gaalkacyo ayaa daboolka ka qaadaya in sarkaalkani uu dilkiisu yimid kadib markii bishii lasoo dhaafay uu Jeneraal Edwin oo ah madaxa ajaanibtan islamarkaasna haysta ciidamada uu shaqadii ka eryey 150 kamid ah malayshiyaad 300 ah oo uu tababar u sameeyey kuwaas oo kasoo jeeda beel hoose oo ku abtirsata Galmudug.
Wararku waxay intaas kudarayaan in cayrinta malayshiyadani ay timid kadib markii uu yimid isqabqabsi ku saabsan malayshiyaadkan la tababarayo,waxaana ay taasi keentay in madaxa ugu sareeya ajaanibtani uu si deg deg ah uga dhoofo magaalada Gaalkacyo.Read More
One Stop shop for Daily Digest - News, Views and analysis of the political developments of the Horn of Africa. Now you can follow by email alerts situated at the bottom. Please feel free to forward any item of interest - it is your blog too (Make it your Home Page)
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
Why cows may be hiding something but AI can spot it
By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...
-
November 22, 2012 Besides terrorism threats, the federal government of Somalia faces other threats emanating from three different but ...
-
Earlier this year, Edwardo Molano, Africa correspondent of the Spanish newspaper, ABC Internacional, filed a report, “Unlimited extravagance...
No comments:
Post a Comment