Proff Afyare ayaa sheegay in isaga uu si fiican u darsay dastuur ku sheega uuna ka ururiyey dowr arimood kuwaasoo uu ku tilmaamay in haddii la meelmariyo dembi laga galayo ummada Soomaaliyeed, gaar ahaan DKMG ee uu hogaamiyo Sheekh Shariif Axmed ay dusha saran doonto wixii mushkilad ah ee ka yimaada.
Doha (RBC) Proff Afyare Cabdi Cilmi oo ka mid ah aqoonyahanada Soomaaliyeed mudooyinkana ku hawlanaa warbixin la xiriirta dastuurka cusub ee dhowaan lagu qoray wadanka Jabuuti ayaa ka digay khatarta ka iman karta dastuurka cusub.
Proff Afyare Cabdi Cilmi oo hadda wax ka dhig jaamacada magaalada Doxa ee dalka Qadar ayaa sheegay in markii uu arkay qoraalka dastuur ku sheega loogu magacdaray ‘QABYO QORAALKA’ ee dhawaan la soo bandhigay ayaa sheegay inuu ku arkay waxyaabo aad loola yaabo isla markaana fikrada lagu qoray dastuurka aysan ahayn mid Soomaaliyeed.Read More
No comments:
Post a Comment