Friday 21 January 2011

Warbixin: Tirokoobkii ugu dambeeyey ee khasaaraha dhimasho iyo dhaawac ee wadanka Soomaaliya

Muqdisho RBC Radio) Muqdisho Marka la eego wadanka Soomaaliya todobaadkaan waxaa ku geeriyooday inta la ogyahay 15 ruux halka ay ku dhaawacmeen dad kale oo tiradoodu gaarayso 21 ruux.
Arrintaan ayaa waxaa la gu ogaaday tirokoobka todobaadalahaa oo uu RBC Radio ka samayso todobaad walba dhamaanba gobolada wadanka Soomaaliya.
Maalinimadii Sabtiga ahayd ee horaantii todobaadkaan oo ay taariiqdu ahayd Jan,15. Maxkamada ciidamada qalabka sida ee dowlada KMG Soomaaliya ayaa fulisay xukuno dil ah
Ilaa iyo 3 askari oo ka tirsanaa ciidamada dowlada KMG Soomaaliya ayaa maxkamada dil ay ku fulisay kuwaasi oo la sheegay in ay horay u geesteen falal dil ah.Sii Akhri

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...