Sarkaal sare oo ka tirsan Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa ka jawaabay baaqyo maalmihii u dambeeyey ka soo yeerayey qeybaha kala duwan ee bulshada oo ahaa iney magaalooyinka ay joogaan ee koonfurta iyo bartamaha Somalia u fasaxaan heyadaha samafalka caalamiga ah si ay gargaar u gaarsiiyaan dadka ay abaaruhu ku dhufteen ee deegaanadaasi ku nool.
Shiikh Suldaan Muxamed Aala-Muxamed oo ka mid ah saraakiisha Xarakada ayaa sheegay in aaney marnaba u fasaxeynin heyadaha gargaarka deegaanada ay joogaan iney gargaar ka qeybiyaan, wuxuuna inta ku daray in kaalmada ay wadaan ay ka daran tahay dhibaatooyinka ay u geysanayaan bulshada muslimka ah oo ay doonayaan ayuu iney maskaxda ka gumeystaan.Sii Akhri
One Stop shop for Daily Digest - News, Views and analysis of the political developments of the Horn of Africa. Now you can follow by email alerts situated at the bottom. Please feel free to forward any item of interest - it is your blog too (Make it your Home Page)
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
Why cows may be hiding something but AI can spot it
By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...
-
Wednesday, November 14, 2012 By Jonathan Kalan Kasim moves swiftly around the machine. Like a dancer, he has style, a unique way of p...
-
Washington, DC – Last month, President Sheik Sharif Ahmed appointed Mr. Mohamed Abdullahi Mohamed, a Somali¬American dual citizen, as the ne...
No comments:
Post a Comment